Breaking News: Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan jaaliyada reer Azaaniya ee Denmark in ay ka soo qeeyb galaan shir looga wada tashanayo aayaha dowlada goboleedka Azaaniya Somali State oo ka dhici doona magaalada Arhus axada 08.01.2012.

GodeyGacalo IT


UNHCR oo Kenya ugu deeqday 30 Gaadiidka ciidanka ah si loo sugo amaanka   27 Jan 2012


Hay’ada QM u qaabilsan qaxootiga aduunka ee UNHCR ayaa ugu deeqday ciidamada amaanka dalka Kenya ku dhawaad 30 gaari si wax looga qabto amaan darida xerooyinka Qaxootiga Dhadhaab



hambalyo iyo tahniyad aroos   26 Jan 2012



Waxaa halkan hambalyo iyo tahniyad aroos looga dirayaa ciise nuur axmed iyo fadumo dhayib oo ku aqal galay magaalada Amsterdam ee wadanka natherland


Dagaal aad u Culus oo Ka Dhacay Taabta   26 Jan 2012


26-01-2012 Dagaal aad u Qaraar ayaa Xalay waxa uu ka Dhacay Deegaano Hoos yimaada Gobolka Jubada hoose iyadoona Dagaalkaan u dhex maray Ciidamada azaania ah oo Kaa Shanaya Iyo Ciidamada Kenya Iyo Xarakada Shabaab


Qooqaani oo lagu qabtay 10 askarta dowladda KMG ka tirsan oo u basaasay Al-Shabaab   26 Jan 2012


26.January.2012:- Warar naga soo gaaraya qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayan in dowlada KMG ay gacanta ku dhigtay ciidamo ka tirsan dowlada oo la sheegay in ay u basaasayen ururka xarakada Al-Shabaab.


Garabkii Madoobe Nunow oo maalintii labaad si nadiif ah ugu shiray Guriga Umadda   25 Jan 2012


Madoobe Nuunow 25.January.2012:- Waxaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee magalada Muqdisho ku kulmay xildhibaanadii kasoo horjeeday Shariif Xasan Sheekh Aden oo 13-ka bishi hore sheegay in kursiga ka dajiyeen Shariif Xasan.


Dawlada Nigeria oo Al-Shabab ku eedeysay inay walxo qarxa iyo Hub ay siisay jabhadda Boka Xaraam   25 Jan 2012



rbaco 25 January 2012Wasiirka arrimaha dibbadda wadanka Nigeria Max’ed Bazuum ayaa sheegay in Xarakadda Al-Shabab oo Soomaaliya ka dagaalanta ay waxyaabo qarxa iyo hub ay siisay Jabhadda Boka Xaraam ee ka dagaalanta dalkaasi.



Xildhibaanada xisbiga ODM oo ku baaqay in xilka laga qaado Mr kenyatta iyo Mr Mutaura.   25 Jan 2012


25.January.2012:- Xildhibaanada xisbiga ODM ayaa waxa ay dalbadeen in xilka laga xayuubiyo raisul wasaare ku xigeenka Uhuru Kenyatta iyo madaxa shaqaalaha Fransis Muthaura maadaama ay maxkamada ICC ay cadaysay in ay maxkamada wajihi doonaan


INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUN MAXUUM MAXAMED BARE DUCAALE OO KUGEERIYOODAY SHIL BAABUUR.   25 Jan 2012


Anaga oo ku hadlaaya magaca mamulka jaaliyada Azaania ee UK .waxaan u Tacsiyeeyneeynaa dhamaan umada Somaliyeed Ee ku nool magaalada Gaarisa Kenya,gaar ahaan qoyska Reer Bare Du ale ee uu ka geeriyooday Alah ha u naxariistee marxuum..MAHAMAD BARE DU ALE,


Askarta Itoobiya oo Dad ku laayay Beledweyne iyo Itoobiyaankii Ugu Badnaa oo Caawa soo galay Magaalada.   24 Jan 2012


24.Januatry.2012: Ciidamada Dowlada Itoobiya ee kusugan Magaalada Beledweyne ayaa galabta Sedex qof ku dilay Gudaha Magaalada, kuwaas oo uu Sidkujiray qof ganacsade ah.a ay soo sheegayaan Dadka deegaanka Ciidamada Itoobiya ayaa xabsi kuyaal Gudaha Magaalada kala soo baxay Labo Wiil oo dhalinyaro ah kuwaas oo ku eedeysanaa in ay xariir la leeyihiin Al-Shabaab.


Diyaarado dagaal iyo Ciidamo Ajnabi ah oo howl gal milateri ku soo furtay La heystayaal Ajnabi afduub u heysteen Burcad badeed   24 Jan 2012


Wednesday, January 25th, 2012 Ilaa iyo shan diyaaradood oo ah kuwa qumaatiga isla markaana hawada ka ilaalinayeen 3 miig ayaa xalay xoog ku furtay laba nin oo u kala dhashay dalalka Mareykanka iyo Denmark kuwaasi oo lagu heystay bartamaha Soomaaliya.


Alshabaab oo sheegatay qaraxii ka dhacay beledweyne   24 Jan 2012


Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qarax ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday bar kontrool oo ay joogeen ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa dowladda gudaha magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiran.


Ciidamo Azaaniya ah oo Hoosingoow gaaray iyo dagaal aagaa ka dhacay   24 Jan 2012


Wararka laga helayo deegaanada Kulbiyow iyo Hoosingoow ayaa sheegaya in maanta dagaal aagaa ku dhexmaray ciidamada dowlad goboleedka Azaaniya iyo kuwa Kenya oo isgarabsanaya iyo Shabaab. Dagaalka Hoosingoow ayaa yimid ka dib markii maalmihii la soo dhaafay halkaa gaareeyn boqolaal ciidanka Azaaniya oo dhawaan Dhoobleey ka ruqaansaday ka dibna kuwa Kenya soo xoojiyeeyn.



Kumaa labadeena saxan/khaldan?   24 Jan 2012


Umad waliba waxaay leedahay ujeedooyin, ahdaaf,mabaadi iyo masaalix guud oo u gaar ah islamarkaana mideeya, Sida Diin ama Qadiyad. sidoo kale waxaa jira kala duwanaansho dhanka aragtida ah oo ku wajahan sidii loo gaari lahaa ahdaaftaas iyada ah, Waa taas midda keentay in shucuubta caalamka adeegsadaan waxa loo yaqaano Axzaabta ama xisbiyada faraha badan ee ka jira dalalka aduunka,


Dagaalo Qaraar Oo Xalay Ka Dhacay Deegaano Hoos Taga Gobolka Jubada Hoose.   23 Jan 2012


Wararka saaka aynu Ka heleyso Deegaanka Taabta ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay ain Dagaal qaraar uu xalay Ciidamada dowladda maamul goboleedka Azaaniya iyo Kooxda Al Shabaab uu ku dhexmaray deegaano ka tirsan gobolada Jubbada hoose .


DOWLADA KENYA. OO KA SOO HORJEESATAY WARBIXIINTII QM EE ERITREA   23 Jan 2012


Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibada ee dowlada Kenya oo lagu magacaabo Lindsey Kiptiness ayaa si kulul uga soo horjeestay warbixin dhawaan ay soo saareen gudiga QM u qaabilsan kormeerida xayiraada hubka Somalia oo ku aadanaynd in dawlada Eritrea aysan wax hub ah siinin Xarakadda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Somalia.

 





















» Wararkii ugu dambeeyay ee Degmada Afgooye oo lagu duqeeyay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab 15 Nov 2011

» Nightmare for residents as war pushes up prices 29 Oct 2011

» Jaaliyada gobolka hurumarinta godey oo kulan ballaaran isugu imaatay magaalada johanessburg ee dalka k/Africa 17 Oct 2011

» WAR DEG DEGA AH OO SHEEGAYO IN SAACADAN UU DAGAAL XOOGAN KA SOCDO MAGAALADA QOOQANI EE GOBOLKA JUBADA HOOSE. 15 Oct 2011

» Sh maxamed cabdi umal oo markale ka hadlay qaraxii magaalada muqdisho 15 Oct 2011

» Ciidamada Kenya iyo kuwa soomaliya oo iskaashanaya ayaa howlgal kudilay lix qof oo soomali ah. 12 Oct 2011

» Kulankii Wadatashiga & Xogwareysiga ee Dhameystirka Dowladgoboleedka Azaaniya. 22 Jun 2011

» New rules to streamline police, AP recruitment The national joint recruitment of more than 7,000 police trainees will be done over 24 hours to prevent corruption and block aspirants from applying at several centres. 30 Mar 2011

» Ocampo Six slapped with EU travel curbsuspended minister William Ruto, ODM chairman Henry Kosgey, radio presenter Joshua Sang, Head of Civil boss Francis Muthaura, Deputy Prime Minister Uhuru Kenyatta and Postmaster-General Hussein Ali have been ordered to The Hague over their alleged role in the post-election violence. 30 Mar 2011

» Kibaki lauds UN upgrade President Kibaki with members of resident representatives of United Nations Agencies based in Nairobi who called on him at his Harambee House office, Nairobi. He commended the United Nations for elevating its Nairobi offices, terming the move a vte of confidence on the government March 29, 2011. PPS 29 Mar 2011

» Police officers set to get more advanced training Police will now be trained on how to deal with organised gangs such as Mungiki and how to handle crime victims more professionally, a new curriculum released on Monday says. 29 Mar 2011

» Four appeal judges join battle for CJ 29 Mar 2011

» Uganda to Send 2,000 More Troops Somalia Uganda and Burundi will each add 2,000 peacekeepers in Somalia by mid this year to raise the number from 8,000 to 12,000, an increment approved by the UN Security Council in December last year. 29 Mar 2011

 

 

"Wakhtiga haatan meesha aad joogto"
 
 
 
  » Degmada dhanaan waa hooyga hormar la,aanta iyo hooyada dacdarada(WQ ABDIRASHID DHANAANE) 24 Jan 2012

» Hon. Yussuf Hassannuur Abdi (Indagamin)’s Visit to Ohio 16 Jan 2012

» JAALIYADA OHIO KUDHAQAN GAAR AHAAN MAGAALADA COLUMBUS OO SI WAYN UGU DIYAAR GAROOWAYSA SOO DHOWEEYNTA XILDHIBAAN YUSUF XASSAN 05 Jan 2012

» Enhanced security in place during festive season 25 Dec 2011

» HAMBALYO IYO TAHNIYAD DHALASHO 23 Nov 2011

» Maqaal: Sh.Shariif oo Kenya Dhaliilay: Qiiro Wadaniyeed Mise?! by DR Maxamed Cabaas 27 Oct 2011

» Voters shade off clan factor in county race-The StandardPublished By admin On Wednesday, October 19th 2011. Under Garissa News 20 Oct 2011

» Hayada HUDA oo Raashin-Mucaawina ah gaarsiisay dadka ku gaajoonaya Kulbiyow ee degaanka Jorre 25 Sep 2011

» Qoraalkii Dr.Maxamed Cabaas ee ka hadlaayay xaqiiqda dhabta ee ahaa Azania – Yaa Diidan, Yaase Daageersan? 04 Sep 2011

» THE KENYAN SOIL HAS NOW BECAME UNSAF STURDAY AUGUST 20, 2011 5:08 PM BY IJARANEWS.COM 21 Aug 2011

» TAHNIYAD DHALASHO OO loo DIRAYO AXMED CUSMAAN XAMUD IYO UBAX YAROOW KAYNAAN 27 Jul 2011

» Godoomiya xigeenka baarlamaanka Kenya oo maanta ka qeeyb galay shirka Azaaniya ee Limuru 27 Jul 2011

» DR CABDIWAHAAB UGAAS XUSEEN UGAAS KHALIIF AYAA OO MAGACAABAY RA-IISAL WASAARA KU XIGEEN AHNA WASIIRAKA GANACSIGA IYO WARSHADAHA SOMALIYA 20 Jul 2011

» ' IT WAS FIRST USED BY KENYA"S FIRST PRESIDENT MZEE JOMO KENYATTA ,IN REFERNCE TO KENYA SOMALI ISIOLO.WAJIR. MAMDERA IJARA. GARISSA AND MARSABIT 29 Jun 2011

» Former PS defends Wagalla operation Photo/FILE Widows of Wagalla massacre victims in tears during a visit by the Truth team to the scene of the incident in Wajir on April 16, 2011. 21 Jun 2011

» Kenyan Government is confused about who to support in Azania state of Sourthern Somalia 20 Jun 2011

» TAHNIYADA IYO BOOGAADAN KU SOCOTO NUUR CABDI COLAAD IYO FARDOWSA CARAB OO DHOWAAN WIIL UGU DHASHAY DALAKA SWEDAN 20 Jun 2011

» Known For: Member of Kenya’s 10th Parliament 20 Jun 2011

» Kibaki orders release of 6,942 prisoners President Kibaki has released 6,942 prisoners to decongest penal facilities. 30 Mar 2011

» War hada naga soo gaaray magaalada Nairobi. ayaa sheegayaa in loo doortay Prof Maxamed Cabdi Gaandi madaxweynaha Jubaland iyo Gedo. 30 Mar 2011

» IJARA MONTHLY ARTICLE- JUBALAND 29 Mar 2011

» Top diplomats agree that Libya's Gadhafi must go 29 Mar 2011

» Brigadier Bashiir Yussuf Haji was born on 16 April 1958 in Ijara District, North Eastern Province of the Republic of Kenya . He was educated in Garissa Primary and Secondary schools till 1977 and thereafter joined the 29 Mar 2011

» Kenya: Untold Story – Night Meeting That Saved Moi Presidency Part1 Kenya: Untold Story – Night Meeting That Saved Moi Presidency 29 Mar 2011

 
 
   
  » Qaar kamid ah sawiradii soo dhowentii xildhibaan Yusuf Xasan 24 Jan 2012

» QAAR KAMID SAWIRADII AY LA GALEEN JAALIYADDA OHIO XILDHIBAAN YUSUF XASANNUUR INDHAGAMUUN 13 Jan 2012

» HALKAN KA DAAWO SAWIRADII XAFLAD CASHO SHARAFTII 12 Jan 2012

» SHIRKII SOO DHAWEYNTA XILDHIBAAN YUSSUF XASAN CABDI EE MAGAALADA COLUMBUS OHIO, OO JAWI HEER SARE KUDHAMAADAY 11 Jan 2012

» JAALIYADA AZAANIYA EE KUDHAQAN GOBOLKA OHIO OO DHISTAY GUDI 25 Dec 2011

» SAWIRADII MADAXDII SOMALIYA IYO DALKA KENYA 20 Nov 2011