TAHNIYAD DHALASHO OO loo DIRAYO AXMED CUSMAAN XAMUD IYO UBAX YAROOW KAYNAAN |
Waxaa halkan looga dirayaa tahniyad dhalasho Axmed Cusmaan Xamud iyo Ubax Yaroow Keynaan oo malintii axada ahaayd bishan 24/2011 wiil ugu dhashay magaalada Columbus ee gobolka Ohio dalka mareeykaanka. Wiilka ayaa loo baxshay magaciisa Cabdinasir Axmed Cusmaan Xaamud,
1 Cali Xamud Yusuf. xasaaskiisa iyo caruurtiisa.
2 Muse Xamud Yussuf iyo Xaasaskiisa oo kala ah Famumo Keynaan Uboow iyo Xaliimo Cali Cadow.
3 Ebyan Xamud Yusuf iyo caruurteeda
3 Dhuxo Xamud Yusuf iyo Seygeeda Cali Dool Cumar.
4 Xawo Xamud Yusuf , seygeeda Maxmed Oyoow Adan iyo Caruurtooda.
5 Xamisa Xamud Yusuf, Seygeeda Mahad Geele iyo Caruurtooda.
6 Maryan Xumud Yusuf iyo Seygeeda
7 Hooyo Cadey Cli Dhaqane oo ah Axmed Cusmaan hoyadiisa.
8 Cabdullahi Cusmaan Xamud iyo Xaaskiisa Naciimo Axmed Muxumed.
9 Xaliimo Cusmaan Xamud iyo seeygeeda Sheekh Cabdullhi.
10 Fatuma Cusmaan Xamud iyo seygeeda Abdirashiid Nuur Cilmi.
11 Zaynab Cusmaan Xaamud iyo Seeygeeda Madar Xaji Adan Maxamuud.
12 Maryan Cusmaan Xaamud iyo Seygeeda Cheif Xuseen Cali Sheekh.
13 Madiina Cusmaan Xaamud iyo Seygeeda Digtoor Muxumed Mawluud Xuseen.
14 Cabdiraxmaan Cusmaan Xaamud.
15 Amino Cusmaan Xaamud
16 Abe Yaroow Keynaan Uboow iyo Xaaskiisa Casha Cabdi Xassan.
17 Cusmaan Yarow Keynaan iyo xaaskiisa Leeyla Xassan Maxamed.
18 Cisaaq yaroow Keynaan.
19 Cimraan Yaroow Keynaan.
20 Amino Yaroow Keynaan.
Dadka dirayo tahniyadan ayaa waxay kala joogaan dalaaka Kenya, Amerika, iyo Koonfur Afrika waxayna leyahay Cabdinasir yare ha noqdo kii diintiisa dalkiisa iyo dadkiiba an foco laguna nasto. amiin amiin amiin.
IjaraNews Johannesburg Koonfur Afrika |
|
|