SHEEKH ADAN CABDULE OO CAAWA JEEDIYAY MAXADARA LOOGU MAGAC DARAY DARBIYADA OOWLAADA |
Waxaa caawa ka jeediyay muxadara aad u qiimabadan Masjida AlTaqwa oo kuyaala gelbeedka magaalada Columbus ee gobolka Ohio wadanka Ameerika Allah ha xifdiyee Sheekha Adan Cabdule oo ah Imaamka Masjid Ibnu Taymiya ee waqooyiga magaalada Columbus ee ay Somalida aad ugu badan tahay. Sheekh ayaa diirada saray sidii oowlada loogu bar baarin lahaa jidka wanaagsan ee ah diinta Islaamka Halka Ka dhagayso! . |
|
|