WAREEYSIGII GODOOMIYAHA GUUD EE BEESHA DAAROOD,SHABAAB WAXAA DHALAAY RAASKIYAANBONIYA |
Godoomiyaha Beesha Darood ee gobolada Jubooyinka iyo Gedo ahna godoomiyaha gudiga khalaafaadka dowlad goboleedka Azaaniya Sheekh Khaliif Guure Cali ayaa wareeysi dheer siiyay webka IjaraNews.com.
Sheekhu ayaa sheegay in ay si weyn ugu guul dareysteen Muqtaar Dheere iyo ragiisi socodaalka magaalada Muqdisho Halka Ka dhagayso! . |
|
|