IJARANEWS OO MAR LABAAD WAREEYSATAY AFHAYEENKA MAAMUL GOBOLEEDKA AZAANIYA EE WAQOOYIGA AMEERIKA |
Waxaa caaw oo ay taarikhtu tahay 20 bishi 4 2012ka wareesi qiimo badan oo dhinacyo kala duwan taabanaaya siiyay IjaraNews.com afhayeenka guud ee maamul goboleedka Azaaniya Somali State ee waqooyiga Ameerika mudane Cabdiqani Sheekh Axmed oo ku magacdheer (Cabdiqani Jiis) Afhayeenka ayaa nooga waramay xaalada guud ee dalka Somaliya iyo tan gaar ahaaned ee gobollada Azaaniya kajirta. Afhayeenka ayaa waxaa weydinay waxa ay yihiin caqabadaha ka hor yimid geedi socodka Azaaniya Halka Ka dhagayso! |
|
|