HALKAN KA DAAWO YOUTUBKA SIDII AY U DHACDAY MUNAASIBADII OO LOOGU DABAALDEGAYAY SANAGUURADII DG AZAANIYA SOMALI STATE
Xarunta convention center ee ku taalla magaalada Minneapolis ayaa waxaa ka dhacday xaflad loogu dabaal-dagayo sanad guuradii kowaad ee kasoo wareegtay aas-aasitaankii dawlad gobaleedka Azaania, halkan ka daawoYOUTUBKA sidii ayaa u dhacday munaasibada iyo Prof Gaandi oo si live ah ooga waramay geedi socodka Azaaniya iyo marxaladihii ay soo martay.