War Saxaafadeed : Madaxwaynaha dowlad goboleedka Azaaniya oo tacsi u diray shacabka soomaliyeed

War Saxaafadeed

Anigoo ku hadlay magaca dowlad goboleedka Azaaniya waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaana qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Madaxweyne Abdullahi Yusuf Ahmed oo ku geeriyooday magaalada Abu Dhab Maanta oo Taariiqdu Ahayd 3/23/2012.


Geeridu waa xaq, qof walba oo aduunkaan jooga maalin ayuu dhimanayaa , waxaana ilaah uga baryayaa Madaxwayne Abdulahi Yusuf inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo ehelkiisana samir iyo imaan ka siiyo. Aamin

Azaaniya
News
24 Mar 2012 by Xasan
0 comments

name:

mail:

(optional)

Ogaysiis:-Walaal hadii aad rabtid inaan figradaada kadhiibatid warkan ama maqaalalkan aad EEGGA akhriday, waxaad xusuusnaataa in aanan marnaba la ogolayn in laguqoro shabakada qormo ama figrad wax u dhimaysa Cirdiga, Sharafta iyo Diinta Qofka walaalgaaga ah ee muslimka ah. Marka walaal naftaada iyo ehelkaagaba naarkabadbaadi oo Ilaahay kabaq. (Fadlan Wixii dadka anfacaya oo talo iyo tusaalo ah kaliya ku qor cadkan hoose, cadaaladna u hadal) JAZAAKAUMU-ALLAAH

| Forget Me

 
 
  » Ijara Monthly Article-May 2013 19 May 2013

» . Dhgeeyso Danjire Cabdikariin Aw Cali Cumar oo mar labaad wareeysi siiyay warbahinta Ijaranews 05 May 2013

» Safiirkii hore Somali ufadhinijiray dalka Mareykaanka Cabdikariin Cali Cumar oo eedeen culus dusha uga tuuray madaxda dowlada Soamliya 23 Apr 2013

» Ibnu Taymiyah Masjid and Islamic Center 20 Apr 2013

» Xildhibaan Ilyaas Bare Shiil oo maanta marti noogu ahaa barnaamijka doodwedaarsi ee warbaahiinta IjaraNews.com 31 Mar 2013

» Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis 31 Mar 2013

» Cabdiqani Sheekh Axmed (Cabdiqani Jiis) oo kusugan magaaladda Kismaayo oo wareeysi siiyay warbahiinta IjaraNews 29 Mar 2013

» Barnaamijka doodwedaarsi oo maanta marti noogu ah weriye Cabdiqaadir Xussen 25 Mar 2013

» Gabadha loo soo doortay wakiilka haweenka ee Wajeer county oo wareeysi siisay warbahiinta IjaraNews.com 21 Mar 2013

» Cabdiqaadir Cumar Adan oo ah xildhibaanka laga soo doortay degaanka Balaambala oo wareeysi siiyay IjaraNews 19 Mar 2013