FULEEY XANTIISA MA MUUGO, WAXAA SOO IFBAXAYAA SHEKADII AY ISKUGU SHEKEYNAYEEN CADOWGA ABSAME

Wax yar kadib markii looga dhawaaqay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, dowlad goboleedka Azaaniya ayaa waxaa aflabadiisa dhawaaqday dhamaan beelweynta Somaliyeed meel walba ay joogtay ayagoo ka cabsi qaba in ay soo laabato awoodii beesha Absame iyo Adeerkooda ay ku lahaani jirtay gobolada Jubooyinka xilikii beri samaadkii. waxaayna Somali hal qaansi uga soo wada tuurtay leebabka ka hortaga beesha Absame.


dadka qaarkood ayaa waxay ku laab qaboojisanayeen in uu waxba ka soconi doonin waxan ay la daalaadhacahaayso Absame iyo Adeerkooda, taasoo ay ku ciladeeyeen in uu Absame, dhaxdiisa isla dhicidoono hubka aysoo siisay dowlada Kenya, sidii horayba uga dhacday gobolada Jubooyinka kadib bu rburkii dowladii dhexe dalka Somaliya.

waxaay caawa u muuqataa arintu in ay taagan tahay sadaashii xumeed ee ay horay u saadaaliyiin kuwii ahaa cadowga beesha Absame iyo Adeerkooda oo ay kooxdii ninkii madoobaa caawa la yaalaan kuwii ugu waweeynaa cadowtnimada Absame, oo uu hogaanka u haayay madaxweyna ku sheega.

waxaanan ujeednaa kuwa sheeganayo masuuliin Absame oo uu kamid yahay Muqtaar Dheere in caawa ay kusugan yihiin magaalada Muqdisho si loo bur buriyo dadaalkii dheeraa ay soo gashay beesha Abmase, kaasoo cadow walba oo isku taago afka dhulka loogu daray. waxaa hubaal ah maangaab kastaba iyo dhuuniqaate walba dagaal kasta ay galaan canaasiir walba ay u adeegsadaan bur burka Azaaniya sida webyada wata magacyada degaannada Azaaniya maanta looma istaajinayo doonitaanka beesha Absame hadii uu Ebe idmo.


IjaraNews
Gaarisa
30 Mar 2012 by Xasan
0 comments

name:

mail:

(optional)

Ogaysiis:-Walaal hadii aad rabtid inaan figradaada kadhiibatid warkan ama maqaalalkan aad EEGGA akhriday, waxaad xusuusnaataa in aanan marnaba la ogolayn in laguqoro shabakada qormo ama figrad wax u dhimaysa Cirdiga, Sharafta iyo Diinta Qofka walaalgaaga ah ee muslimka ah. Marka walaal naftaada iyo ehelkaagaba naarkabadbaadi oo Ilaahay kabaq. (Fadlan Wixii dadka anfacaya oo talo iyo tusaalo ah kaliya ku qor cadkan hoose, cadaaladna u hadal) JAZAAKAUMU-ALLAAH

| Forget Me

 
 
  » Ijara Monthly Article-May 2013 19 May 2013

» . Dhgeeyso Danjire Cabdikariin Aw Cali Cumar oo mar labaad wareeysi siiyay warbahinta Ijaranews 05 May 2013

» Safiirkii hore Somali ufadhinijiray dalka Mareykaanka Cabdikariin Cali Cumar oo eedeen culus dusha uga tuuray madaxda dowlada Soamliya 23 Apr 2013

» Ibnu Taymiyah Masjid and Islamic Center 20 Apr 2013

» Xildhibaan Ilyaas Bare Shiil oo maanta marti noogu ahaa barnaamijka doodwedaarsi ee warbaahiinta IjaraNews.com 31 Mar 2013

» Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis 31 Mar 2013

» Cabdiqani Sheekh Axmed (Cabdiqani Jiis) oo kusugan magaaladda Kismaayo oo wareeysi siiyay warbahiinta IjaraNews 29 Mar 2013

» Barnaamijka doodwedaarsi oo maanta marti noogu ah weriye Cabdiqaadir Xussen 25 Mar 2013

» Gabadha loo soo doortay wakiilka haweenka ee Wajeer county oo wareeysi siisay warbahiinta IjaraNews.com 21 Mar 2013

» Cabdiqaadir Cumar Adan oo ah xildhibaanka laga soo doortay degaanka Balaambala oo wareeysi siiyay IjaraNews 19 Mar 2013