UGAAS XUSEEN UGAAS MAXAMUUD QORANE OO SI NABAD AH KUSOO GARAAY DALKA DALKA KENYA

Warar haatan naga soo gaaray gobolka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegayaa in uu si nabad geliyo ah ku soo gaaray dalka Kenya Ugaas Xuseen Ugaas Maxamud Qorane.

Ugaas Qorane ayaa soo galay safar dheer oo uga soo baxay magaalada Bu’aale caasimadda dowlad gobaleedka Azaaniya ka dib markuu u adkaysan waayay dacadiyadda Alshabaab ku hayaan shacabka Jubbada Dhexe.
Ugaas Xuseen waa Ugaaska magaalada Bu’aale waana Ugaaskii ugu danbeeyay ee deeganada Jubooyinka ju sugnaa kana soo hayaama. Ugaas Qorane caafiimaadkiisa aad buu u fiican yahay meel amaan ahna wuu joogaa hadda.
Hadba xaaladda Ugaaska wixii kusoo kordha dib ayaan idin kala socodsiinaynaa Insha Allah.

IjaraNews.com
Xigasho Jubbolaandnnews
21 Apr 2012 by Xasan
0 comments

name:

mail:

(optional)

Ogaysiis:-Walaal hadii aad rabtid inaan figradaada kadhiibatid warkan ama maqaalalkan aad EEGGA akhriday, waxaad xusuusnaataa in aanan marnaba la ogolayn in laguqoro shabakada qormo ama figrad wax u dhimaysa Cirdiga, Sharafta iyo Diinta Qofka walaalgaaga ah ee muslimka ah. Marka walaal naftaada iyo ehelkaagaba naarkabadbaadi oo Ilaahay kabaq. (Fadlan Wixii dadka anfacaya oo talo iyo tusaalo ah kaliya ku qor cadkan hoose, cadaaladna u hadal) JAZAAKAUMU-ALLAAH

| Forget Me

 
 
  » Ijara Monthly Article-May 2013 19 May 2013

» . Dhgeeyso Danjire Cabdikariin Aw Cali Cumar oo mar labaad wareeysi siiyay warbahinta Ijaranews 05 May 2013

» Safiirkii hore Somali ufadhinijiray dalka Mareykaanka Cabdikariin Cali Cumar oo eedeen culus dusha uga tuuray madaxda dowlada Soamliya 23 Apr 2013

» Ibnu Taymiyah Masjid and Islamic Center 20 Apr 2013

» Xildhibaan Ilyaas Bare Shiil oo maanta marti noogu ahaa barnaamijka doodwedaarsi ee warbaahiinta IjaraNews.com 31 Mar 2013

» Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis 31 Mar 2013

» Cabdiqani Sheekh Axmed (Cabdiqani Jiis) oo kusugan magaaladda Kismaayo oo wareeysi siiyay warbahiinta IjaraNews 29 Mar 2013

» Barnaamijka doodwedaarsi oo maanta marti noogu ah weriye Cabdiqaadir Xussen 25 Mar 2013

» Gabadha loo soo doortay wakiilka haweenka ee Wajeer county oo wareeysi siisay warbahiinta IjaraNews.com 21 Mar 2013

» Cabdiqaadir Cumar Adan oo ah xildhibaanka laga soo doortay degaanka Balaambala oo wareeysi siiyay IjaraNews 19 Mar 2013