AFHAYEENKA GUUD EE AZAANIYA EE WAQOOYIGA AMEERIKA OO WAREEYSI SIIYAY IJARANEWS


Cabdiqani Sheekh Axmed oo ku magacdheer (Cabdiqani Jiis) oo ah afhayeenka guud ee dowlad goboleedka Azaaniya ee waqooyiga Ameerika ayaa siiyay webka IjaraNews wareeysi dhinacyo farabadan taabanaayo oo ay kamid yihiin xaflada sanadguurada kasoo wareegtay ismaamul goboleedka Azaaniya Somali State,Halka Ka dhagayso!

Dhanka waxaan ka raali gelineeynaa akhristayaash shrafta leh,1 baagaraawka caruurta gadaal ka hadlaaya 2 wariyaha IjaraNews oo carabka uga dhacay guumiyaha guud uu leeyahay, waxaa ka xaday carabka ee Cabdiqani waa afhayeenka guud.

IjaraNews
Colubmbus
Ohio
24 May 2012 by Xasan
0 comments

name:

mail:

(optional)

Ogaysiis:-Walaal hadii aad rabtid inaan figradaada kadhiibatid warkan ama maqaalalkan aad EEGGA akhriday, waxaad xusuusnaataa in aanan marnaba la ogolayn in laguqoro shabakada qormo ama figrad wax u dhimaysa Cirdiga, Sharafta iyo Diinta Qofka walaalgaaga ah ee muslimka ah. Marka walaal naftaada iyo ehelkaagaba naarkabadbaadi oo Ilaahay kabaq. (Fadlan Wixii dadka anfacaya oo talo iyo tusaalo ah kaliya ku qor cadkan hoose, cadaaladna u hadal) JAZAAKAUMU-ALLAAH

| Forget Me

 
 
  » Guurowgii Xasan Sh Maxamuud uu utiriyay Beesha Darood, 23 May 2013

» Ijara Monthly Article-May 2013 19 May 2013

» . Dhgeeyso Danjire Cabdikariin Aw Cali Cumar oo mar labaad wareeysi siiyay warbahinta Ijaranews 05 May 2013

» Safiirkii hore Somali ufadhinijiray dalka Mareykaanka Cabdikariin Cali Cumar oo eedeen culus dusha uga tuuray madaxda dowlada Soamliya 23 Apr 2013

» Ibnu Taymiyah Masjid and Islamic Center 20 Apr 2013

» Xildhibaan Ilyaas Bare Shiil oo maanta marti noogu ahaa barnaamijka doodwedaarsi ee warbaahiinta IjaraNews.com 31 Mar 2013

» Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis 31 Mar 2013

» Cabdiqani Sheekh Axmed (Cabdiqani Jiis) oo kusugan magaaladda Kismaayo oo wareeysi siiyay warbahiinta IjaraNews 29 Mar 2013

» Barnaamijka doodwedaarsi oo maanta marti noogu ah weriye Cabdiqaadir Xussen 25 Mar 2013

» Gabadha loo soo doortay wakiilka haweenka ee Wajeer county oo wareeysi siisay warbahiinta IjaraNews.com 21 Mar 2013