|
|
KUWII BEENTA IYO BARBAGAANDHADA LAGU YAQAANAY OO KU HANJABAYO IN AY DILI DOONAAN PROF MAXAMED CABDI GAANDI
|
Shabakooyinkii caanka ku ahaa aflagaadada musuuliinta beesha Absame gaar ahaan kuwa masuuliinta ka ah dalaalka Somaliya iyo Kenya ayaa waxaay lasoo baxeeyn waji cusub aygaoo doonaya in ay hor istagaan dowlad goboleedka Azaaniya Somali State, ee uu madaxweynaha ka yahay Maxmed Cabdi Gaandi, waxaayna iminka ku hanjabayaan in ay dili doonaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi iyo madaxda Azaaniya.
Prof Maxamed Cabdi Gaandi ayaa ahaa ninkii ka debaayay qalqaalaha dib u xoreeyta gobolada Jubooyinka iyo qaar kamid ah gobolka Gedo.
Qaraal lagu soo daawacay qaar kamid ah web"yda lagu caaytamo ayaa muujinayaa in ay qorsheeynayaa hadii ay lacala dhacdo in uu booqdo Prof Gaandi, meel kamid ah degaanda laga xoreeyay Al Shabaab in uu la soo labano doonin naf oo ay wacad ku mareen in ay dilaan.
Sida ay sheegayaan dad xog"ogaal ah waxaa magaalada Nairobi dalka Kenya shaleytow ku kulmay Prof Gaandi iyo RW Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Iyadoo la sheegay in ay kawada hadleen arimo ku saabsan xaalada degaanada laga xoreeyay xoogaga Al Shabaab,mana jiro war rasmi ah oo kasoo baxay masuuliinta kulmay oo ku aadan inay booqani doonaan magaalada Afmadow.
Dhanka kale waxaa jiraa waraar xasaasi ah oo sheegay in uu Col Cabdullahi Ceel"mooge kula hadlay qadka taleenfoonka Axmed Madoobe oo uu u sheegay in ay jiraan waraar sheegaya in wafti ay ogaaminayaan RW Somaliya Cabdiweli Gaas iyo Prof Gaandi booqasho ku imaani doono magaalada Afmadow, waxaana uu ka codsaday kooxda uu horkaco Axmed Madoobe, in ay afka ciida u daraan Gaandi iyo waxaa taagyeersanba, waa sida nasoo gaadhay.
Sida marqaati laga wada yahay, ayaa ah in Prof Maxamed Cabdi Gaandi, uu ahaa maskaxdii ka dembeeysay in maanta ay xoroobaan degaano farabadan oo katirsan gobolada Jubada Hoose iyo Gedo, waxaa kale oo uu ahaa Gaandi, ninkii u horseeday in ciidamada Kenya ee galaan dalka Somaliya sanadkii tagay ee ahaa kuwii guulaha u soo hoyiyay dhamaan beesha Absame iyo Adeerkooda ee ay Somaali iyo dhamaan cadowga beesha Absame hal qaansi leebka ooga soo wada gantay.
Waxaa kale oo la wada og"yahay kooxdii aheyd shuftada ee uu horkacayay Axmed Madoobe, in loo xiray dareeyska ciidamada xooga Somaliyeed kana soo baxeen duurki ay ku jiri jireen 22ladii sanadoo ee uu socday dagaalkii sokeeye ayaga oo hugan magaca huwanta ee aheyd maskaxdii Prof Gaandi iyo quburo katirsan waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha Absame iyo Adeerkooda,
laakinse waxaa ah wax lagu yaabo in ay maanta noqdeen Shuftadii uu horkacayay Madoobe, Oorta ay Soomalidu orani jirtay dufcun.
IjaraNews Nairobi |
06 Jun 2012 by Xasan |
0 comments
|
|
|
|
|
|
|